Home
About
The Director
Press Accreditation
Somali Missions
Foreign Missions
News/Wararka
Contracts
Budget
Support US
Youth
A-Z Gov-Directory
Country Info
Webmail
Contact Us
e-mail me

About

 

XAFIISKA ISGAARSIINTA IYO HESHIISYADA EE  DOWLADDA JAMHUURIYADDA DIMOQURAADIGA EE sOOMAALIYA

الاتصالات الحكومية الصومالية والعقود

OFFCICE OF THE SOMALI GOVERNMENTAL COMMUNICATIONS AND CONTRACTS

Hawlaha Iyo Shaqooyinka uu qabto xafiiska waxaa kamid ah isticmaalka qalabka casriga ah sida "IT, Boggaga shabagada Internetka, qabaynta, dayactirka, wararka Dowladda, fulinta iyo diwaangelinta heshiisyada Dowladda. Hawlaha xafiiskan waxay furmeen 2000 ayadoo khuburo iyo suxufiyiin Soomaaliyeed ay hirgeliyeen dhaqaalo la'aan iyo taageer. Waa Illaahay Mahadiis!

Xafiiksan waxuu maalin walba qabtaa shaqooyin iyo hawlo ay qaban waysay Dowladdihii dalka soo maray tan iyo 2000 ilaa iyo hadda uu wali ku shaqaynayo iskaa wax ugu qabo dadweynaha iyo Dowladda.

 

About